
Uganda: Dawladdu waxay ku dari doontaa waxbarashada nabadda manhajka dugsiga
Iskuulada dalka Uganda ayaa lagu wadaa in ay bilaabaan barida waxbarashada nabada heer walba laga bilaabo dugsiyada hoose, dhexe iyo jaamacada ha ahaato maaddo ama mowduuc tafatiran oo kamid ah maaddooyinka hadda la barayo. [sii wad akhriska…]